Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha jamuuriyada federaalka Soomaali mudan Xasan Shiikha maxamuud ayaa ugu hambalyeey dhamaan macalimiinta soomaaliyeeda Munaasabada 21 November maalinta macalimiinta soomaaliyeed oo maanta ku beegan.
Guud ahaan magaalooyinka dalka ayaa lagu qabtay munaasabado lagu xusaayo qiimaha ay leedahay maalinkaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.