Saldhiga booliska degmada Xudur ee gobolka Bakool oo xariga laga jaray.

0
43

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaardda Amniga Gudaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa xariga ka jaray xarunta Saldhigà Booliiska Degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

Munaasabada xariga looga jarayay Saldhiga Boliiska Degmada Xudur ayaa waxa goob joog ahaa Wasiiro , Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Booliiska Degmada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here