Barakacayaal ku nool magaalada Kismaayo oo lagu wareejiyay guryo loo dhisay.

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka qayb galay munaasabaadaan oo lagu qabtay magaalada Kismaayo isla markaana Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ay qoysas Barkacayaal ah ku gudoonsiinaysay 50 guri oo dhisan.

Guryaha lagu wareejiyay qoysaskaan ayaa qeyb ka ah Mashruuca xalalka waara kaasi oo lagu caawinaayo Barakacayaasha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here