Baladweyne (Radio Beerlula)Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayay ururka sima oo ah urur aay ku mideeysan yahiin dhaqaatiirta ku taqasuustay Cudurada uur ku jirto.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,ururada dhaqaatiirta,madax ka socotay jamaacadaha magaalada Muqdisho iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.