Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Xingalool.

0
224

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Xingalool oo kaashanaya bulshada degmadaasi ayaa bilaabay olole nadaafadeed iyo furista wadooyiinka Magaaladaasi.

Ololahaan ayaa waxaa laga bilaabay Wadooyiinka waaweeyn iyada oo la qadayay Qashinka islamarkaana laga gurayay geedaha kasoo baxay Hareeraha Wadooyiinka ayaa iska kaashanayay maamulka Degamada Xingalool iyo bulshada ku nool magaaladaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here