Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee maamulka Hirshabelle ayaa Magaalda Mahadaay ku qabatay Tababar ku saabsan Xalinta khilaafaadka.
Tababarkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Dowlada Hoose Degmada Mahadaay,Cuqaal , Haween ,Dhallinyaro iyo xubno kale po laga soo xulay Degmadaasi.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.