Dhallinyaro ka shaqayn doona ka hortagga tacdiyada oo Aqoon kororsi loogu qabtay Dhoobeey

0
28

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dagmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose oo kaa shaanaya wasaaradda Haweenka Jubaland ayaa magaaladaaasi ku qabtay Aqoon kororsi kor loogu qadayay aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya ka hortagga tacadiga iyo xaququl insanka.

Waxaa ka qeybgalay aqoon kororsigaan Haween,Dhallinyaro iyo xubno kamid ah masuuliyiinta maamulka degmada Dhoobleey

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here