Golaha Aqalka Sare ee baarlamanka Somaaliya oo ansixiyay Hindise sharciyeedka shaqada.

0
59

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kala fadhigooda shanaad kulankiisa 21-aad ayaa ansixiyay sharciga xeerka shaqada Soomaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u wehlliyo Gudoomiye    ku-Xigeenka labaad Cabdullaahi Cali xirsi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here