Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku qalin jabinayeen Arday dhameystay maadooyinka Cafimaadka iyo Computer isla markaana ka aflaxay Iskuulka Al-imra ayaa lagu qabtay magaalada Guriceel.
Waxana ka qeyb galay mamulka Iskuuulka,Walidiin,Macalimiin,Ardayda munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.