Kulan looga hadlayaay qoondada haweenka golaha deegaanka oo lagu qabtay Mahadaay.

0
55

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa qabatay kulan Wacyigelin iyo dhiirrigelin ah oo lala yeelanayo Odayaasha dhaqanka, haweenka iyo dhallinyarada Degmada Mahadaay si kor loogu qaado qoondada haweenka ee 30% ee hannaanka dhismaha Golaha Deegaanka degmada Mahadaay.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socoday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowalad gobaleedka Hirshabeelle ururka haweenka degmada mahadaay iyo wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowalad gobaleedka Hirshabeelle.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here