Baledweyne (Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku soo gabagabeyey tababar ku sabsan Awoodda hogaaminta dhalinyarada iyo kobcinta xirfadaha.
Tababarkan oo socday muddo laba maalin ah ayaa loo qabtey qar kamid ah dhalanyarada wax ka barato Dugsiyada iyo jamacadaha Baydhabo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.