Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Xudur.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka Degmada Xuddur ayaa deeq raashiin ah oo ka timid Hay’ada SODMA u qaybiyay inkabadan 500 boqol oo qoys oo danyar ah.

Goobta lagu qaybinay deeqdaan raashiinka ah ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degamada Xudur, Gudoomiyaha Xafiiska Arrimaha Bulshada degmada Xudur, Odayaal , Haween iyo caruur.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here