Kulanka latashiga bahda garsoorka dalka ee wax ka badalka dastuurka dalka oo ka furmay Muqdisho.

0
49

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa magalada muqdisho ka Daah_Furay kullanka latashiga bahda garsoorka dalka ee wax ka badalka cutubyada 5-naad iyo 9-aad ee Dastuurka dalka.

Kullanka ayaa waxaa ka qeeybagalay madax ka tirsan maxkamadda sare ee dalka iyo xeer illaaliyaasha qaar kamid ah dowad gobaleedyada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here