Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda cadaaladda maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay tababar ku saabsan xalinta khilaafaadyadda iyo wada hadalka aan xanafta leehyn.

 

Tababarkan oo qeeyb ka ah mashuurca JJSP islamarkana socon doona muda shan maalin ah ayaa waxaa ka qeybgalay qareeno,bahda garsoorka Galmudug,sarakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here