Barkacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Alla-bari oo kuyaallo Xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne oo degan guryo ka sameysan kartooman iyo Baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro Baco ay ka galaan dhibicda roobka.

Barkacyaasha ayaa saameen kala kulmo xilli roobaadka maadaama aysan haysan guri ay ka galaan dhibicda roobabka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here