Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka furtay Tababar ku saabsan dhexdhexaadinta ku dhisan Wadahadalka nabdoon, oo ay ka qayb galayaan oday dhaqameedyada, haweenka, iyo dhalinyarada.
Aqoon kororsigan ayaa diiradda lagu saaraya horumarinta xirfadaha Dhexdhexaadinta ee ku saleysan Wadahadalka nabdoon, si loo xoojiyo isku xirnaanta bulshada, loona taageero nabadda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.