Tababar ku saabsan nidaamka maamulida mashaariicda oo lagu qabtay Garoowe.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada Xoolaha maamulka Puntland ayaa
Magaalada Garowe tababar la xiriira nidaamka maamulida mashaariicda ugu qabtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaraddasi.

Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland, Agaasimeyaal iyo qaar kamid ah shaqaalaha ka howlgala Wasaaradaas.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here