Baladweyne (Radio Beerlula)-Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad ka taagan xuduuda gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Dagaalka u dhexeeya labadan beelood ee walalaha ah islamarkana diritu ku dhaxmartay xadka gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha dhaxe ayaa waxaa ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.