Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa shixnado gargaar ah oo ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka iyo deeq daawo ah ku wareejisay maamulka Isbitaalka magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.
Deeqdaan ayaa loogu talagalay in lagu Daaweeyo bukaanada imaanayo isbitaalka magaalada Jowhar.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.
Audio Player