Dood wadaag ku saabsan horumarinta dhismaha dhulalka oo lagu qabtay magaalada Baraawe

0
26

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud dib u dhiska iyo guryeeynta ee Dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed Daahir Cabdi Cabdulaahi ayaa Degmada Baraawe Ka daah furay dood wadaag ku saabsan hormarinta dhismaha dhulalka iyo Nidaamintooda.

Dood-wadaaga ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmada Baraawe odayaasha dhaqanka, Dhallinyarada iyo qaybha kala duwan ee Bulshada degmada Baraawe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here