Arday dhameeysay kulliyadaha Jaamcada Soomaaliya oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
137

Baladweyne (  Radio Beerlula )-In ka badan 60 arday oo baratay kuliyadda shareecadda iyo darasaadka Islaamka islamarkana ka qalin jibisay Jaamacadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho looga qabtay munaasabad qalin jibineed.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,Hogaanka Jaamacadda Soomaaliya,Culuma udiin , Waalidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here