Deeq daawo oo lagu wareejiyay xoolo dhaqatada deegaanka Buulo Xaaji

0
135

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada xoolaha maamulka Jubbaland Maxamad Nuur Cali ayaa deeq daawo ah  gaarsiiyay xoolaleyda deegaanka Buulo Xaaji ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wareejinta deeqdan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degaanka Buulo Xaaji,Odayaasha dhaqanka iyo Xoolo dhaqtada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here