Tababar ku saabsan ka qeyb galka siyaasadda dhalinyarada oo lagu qabtay Burco

0
49

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyarada ku nool magaalada burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa  loo qabtay tababar ku saabsan sidii ay siyaasadda ugu qeyb Geli lahaayeen

Tababarka oo ay soo qab qabisay  xarunta dimquradiyada iyo maamul wanaaga ayaa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro ka kooban rag iyo dumar.

Warkan waxaa inoo haya  Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here