Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Daaru Al-Salaam Baladweyne

0
167

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madrasada Daaru Al-salaam ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado waxbarsho oo lacag la-aan ah ka helay 25 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon .

Ardaydaan oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaa iska bixi waayay qarashaadkii waxbarashada .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here