Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Amoud foundation oo ka shaneeyso Gudiga Qaxootika iyo Barakacayaasha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ee Gobalka Baay daaq rashiin ah ugu qeeybisay qoysas ka kooban barakacayaal iyo dan yar.
Deeqda rashiinka ah oo ka koobneed Bariis,Bur,sokor iyo caano ayaa waxaa ka faa’iideeystay shan boqol oo qoys oo kamid ah Barakacayaasha iyo dan yarta ku nool magalada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.