Halista cirbadaha lagu daadiyo goobaha qashinka Baladweyne oo laga digay

0
61

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdiqani Maxamad Cabdi oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ee ku shaqeeya cilmiga Sheeybaarka ayaa bahda caafimaadka iyo Bulshada Baladweyne ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan halista Cirbadaha iyo dhalooyinka dawooyinka ee la isticmaalay kuwaasi oo door ka qaada karaa ineey faafiyaan cudurada halista ah.

Cirbadaha iyo dhalooyinka dawada ee la isticmaalay ayaa inta badan lagu arkaa xaafadaha halka Farmashiyaasha Baladweyne ay iyagana geeyaan meel aanan ku habooneen gaar ahaan goobaha qashinka lagu daadiyo oo ay caruurta kazoo qaadi karaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here