Shirka madasha Bani’aadinimada Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

0
49

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magalada Dhuusamareeb ka daah-furay shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA. kaas oo looga hadlayay xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee waddanka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle, Wasaaradaha Gargaarka ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, madax ka socota deeq-bixiyaasha, ururrada maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here