Shir looga hadlayay xeerka maamulka gobollada iyo golaha deegaanka oo lagu qabtay Garoowe

0
38

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka furmay shirka wadatashiga dib u eegista xeerka maamulka gobolada, degmooyinka iyo dhismaha golayaasha deegaanka ,

Waxaa goob joog ahaa madaxda golayaasha Dawladda, Xisbiyada , Gudiga doorashooyinka , maamulada degmooyinka iyo aqoonyahanno.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here