Kulan looga hadlayey dhameystirka Dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho

0
48

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐰e𝐲𝐧𝐞 kaasi oo looga hadlaayay d𝐡𝐚𝐦ey𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 iyo x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 dalka.

Kulanka ayaa warbixinno kale duwan looga dhageeystay madaxda Hay’addaha u xilsaaran cubka 9aad islamarkaana oo looga hadalaayo dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here