Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug oo ay wehliyaan Maamulka Gobolka Galgaduud iyo kan Degmada Guriceel ayaa deegaanka Maroodile ka dhagax dhigay War-biyoodyo.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug Cabdiqaadir Shire Warsame ayaa kawaramaya ahmiyada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.