Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dawlada hoose ee degmada sheekh ayaa furay wadooyin muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo bulshada degmadaasi.
Ololahan ayaa waxaa qeeyb xoogleh ka qaatay shacabka degan xaafadaha Laanta Hawada, Dayaxa iyo xaafado kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.