Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay Nabadda kaasi oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Puntland.
Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socoday maamulka degmada, Odyaal, Ururada Haweenka, Labad maamul, Dhalinyaro iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada Magaalada Galkacyo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.