Baledweyne ( Radio Beerlula )-Qiimaha Yaanyada suuqyada magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya hoose udhac kadib markii yaanyo badan la keenay suuqyada qudaarta Baladweyne.
Jirgaanka yaanyada ayaa hadda marayo qiimo dhan 2dollar halka markii hore uu mari jiray qiimo 6 ilaa 5dolalr.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.