Baledweyne ( Radio Beerlula )-Beeralayda Degaanada Bacaad iyo Qooqane ee Waqooyiga magaalada Baladweyne ayaa dib u bilaabay tacabka Beerahooda kadib markii aay ka baxday Fatahaadii Wabiga Shabelle.
Beeralaydaan ayaa markii hore waxaa sameeyay fatahaada oo wabiga shabelle ka geeytay waqooyga magalada Baladweyne taasi oo kharaaro u geeystay dalagyadii aay hori u tacbadeen.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.