Shirweynaha meertada 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

0
44

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ka furay shirweynaha meertada 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed kaas oo dalka lagu qabanayo muddo 35 sanno kadib ah.

Shirweynahan oo ay soo qab qabisay jaamacada umada ayaa waxaa ka qeyb galaya in ka badan 400 oo qof oo isugu jira aqoonyahanno Soomaaliyeed, cilmi baarayaal caalami ah iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta Jaamacadaha geeska Afrika.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here