Qeybta dhalmada oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Faaruukh Baladweyne

0
40

Baledweyne ( Radio Beerlula )-isbitaalka Faaruuq oo ku yaallo Xaafadda Hoolwadaag ee magaalada Baladweyne islamarkaana lagu daaweeyo cuduro badan ayaa lagu soo kordhiyay qayb cusub oo loogu talagalay in lagu dhaliyo Haweenka.

Qaybtaan lagu soo kordhiyay isbitaalka ayaa baahi badan loo qabay iyadoo Haweenka loogu qaban doono Adeegyo badan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here