kulan looga hadlayay amnig oo lagu qabtay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

0
57

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Moqokori ee gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan loogu hadalaayay hanaanka qiimeenta amniga degmadaasi kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Galbeed Hirshabeelle waxaana loo qabtay qaybaha kale duwan ee bulshada degmadaasi.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay odyaasha, Dhaqanka , dhalinyaro iyo Haweenka degmada Moqokori.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here