Mashruuc ay ka faa’ideysan doonaan 26 kun oo qoys oo laga daah furay Baydhabo

0
37

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magalada Baydhabo ee Gobalka Baay ka daah-furay mashruuca Imaaj oo loga talagalay dadka tabaaleysan si loo gaarsiiyo Hormar waara.

Mashrucaan oo socon doona muda shan sano ah ayaa waxaa ka faideystan doono 26,453 Qoys oo kamid ah dadka tabaaleysan ee ku nool Goboleeda Baay iyo Bakool ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here