Wacyagelin ku saabsan khataraha Shuban biyoodka oo lagu qabtay Garoowe.

0
45

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Caafimaadka maamulka Puntland oo kaashanaysa Hay’adda Save the Children ayaa magaalada Galkacyo ku qabatay Barnaamijka Ololaha talaalka iyo wacyigelinta Shuban Biyoodka iyo Oofwareenka.

Daahfurka barnaamijka Ololaha talaalka ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, Bahda Caafimaadka iyo Qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here