Shirka madasha wadatashiga bulshada oo lagu qabtay magaalada Jowhar

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Guddaha  maamul  Goboleedka Hirshabeelle ayaa  magaalada Jowhar ka furtay kulanka  wadatashiga bulshada ee horumarka 5-ta sano ee soo socota.

Waxaana ka qeyb galay masuulinta arimaha gudaha gudomiyaha gobolka shabellaha dhexe madax ka socoto maamulka hirshabelle iyo odayaasha dhaqanka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here