Qoysas ka soo barakacay Itoobiya oo dib u dajin loogu sameeyay Baladweyne

0
58

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 30 qoys oo ka soo barakacay gobolka shabelle ee dalka Itobiya ayaa dib u dajin loogu sameeyay kaamka Doongaduud ee ku yaalo xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.

Qoysaskaan oo u badan Haween iyo Caruur ayaana heysan hooy ay ka galaan qoraxada maalintii iyo qaboowga haweenkii.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen. { Xaawo Luul }

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here