Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabatay Tababarkaan oo ku saabsan maamul daadajinta iyo isku duwidda adeeg bixinta heer degmo
Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Waasaaradda arimaha Gudaha Jubbaland iyadoo loo qabtay howlwadeenada dowladda hoose ee Kismaayo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim { Nadaara }