Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa lagu qabtay munaasabada ay ku qalinjibinayeen in kabadan 880 arday oo ka qalin-jabiyey kuliyadaha kale duwan ee kabaxo Jaamacadda islmarkaana ka Aflaxay Jaamacada Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Munaasabada ayaa waxaa ka qay galay wasiiro kadirsan Dowalad federaalka Soomaali xidhibaanno dhaqaatiir iyo marti-sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.