Dhismaha xarunta daaweynta dhimirka iyo neerfaha magaalada Dhagaxbuur oo xariga laga jaray.

0
62

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomalida Itoobiya Mustafa Muxumad cumar ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Daweeynta dadka ka xanuunsan dhimirka iyo neerfaha oo lagu dhisay isku tashi bulsho islamarkana laga hirgiliyay magaalada Dhagaxbuur ee Gobalka Jarar.

Munaasabadda xarig jarka xarunta ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey wasiirka Cafimaadka Dowlad deegaanka Muuse Axmed,maamulka Magaalada Dhagaxbuur iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here