Shir looga hadlayay maamul baahinta oo lagu soo gabagabeeyay Garoowe

0
37

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu soo gabagabeeyay shirkaan oo ujeedadiisu eheed tababaridda iyo wada xaajoodka dhexmara Wasaaradaha iyo dowladaha hoose ee Puntland kaasi oo inta uu slcday looga hadlay arimaha maamul baahinta gaar ahaaan awoodaha maaliyadeed , adeeg bixinta , isla xisaabtanka iyo awoodsiinta dowladaha hoose.

Shirkan inta uu socday ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socday degmooooyinka Puntland iyo madax kamid ah Wasaaraddaha maamulkaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here