Haweeney 40 sano arday qur’aanka ku bareeysay Muqdisho oo codsatay in laga bixiyo 15 kun oo deyn ah

0
34

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Macalin Maryan Xaanshi Diirshe oo ah hooyo 40-sano Macalin dugsi Qur’aan ahayd isla markaana ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa codsatay in laga bixiyo deyn loo haysto si loo furo dhismaha cusub ee Dugsigeeda oo xiran.

Deeyntan ayaa ah mid lagu dhisay dugsiga waxaana ay gaareeysaa shan iyo toban kun oo dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here