Xubno ka tirsan golaha wasiirada Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameeyay.

0
161

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa Mudane Dahir Shire Maxamed, loogu magacaabay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here