Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiayaha ururka dhallinyarada degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan oo u waramay Radio Beerlula ayaa codsday in ururka laga caawiyo qalabeeynta xafiis ay ku shaqeeyaan.
Waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo ayaa waxaa ka mid ah Kombiyuutarro lagu keeydiyo xogta ,Soollar la isticmaallo xiliyada ay maqantahay korantada iyo waxyaaba kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim