Gudiga Markizka Umu Haatul Mu’miniin ee Muqdisho oo codsaday in laga qayb qaato dhismahiisa.

0
49

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Gudiga gacanta ku haya Mashruuca dhismaha xarunta Markizka Umu Haatul Mu’miniin Degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa codsaday in laga qayb qaato dhismahiisa.

Xaruntan ayaa waxaa wax lagu bari doonaa Haween iyo gabdhaha muslimaadka ah kuwaas oo la bari doono Culuumta Shareecada Islaamka iyo Xifdinta Qur’aanka kariimka.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here