kulumada maanta Horyaalka Primeir league ee Boxen-day

0
159

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Horyaalka Primeir league ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa laga ciyaari doonaa kulmo katirsan Boxen-day kuwaasi oo ay isku arki doonaan kooxo badan oo ka tirsan taratankaasi.

kulumadaan ayaa kamid ah kulumada loogu jecelyahay Horyaalka taasi oo sare u qaadaysa hardanka loogu jiro hanashada tartanka Horyaalka Primeir leugue ee dalka Ingiriiska ee xilli ciyaaaareedkaan 2024-2025 ka.

Hoos ka akhriso kulumada maanta koowaad ee Boxen-dayga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here